Amanah Transportation

REKLAM ALANI
Company : Amanah Transportation
Category : Other
Address : Kebele-06 Jigjiga City, JGJIGA Kebele-06 Jigjiga City, Ethiopia
Phone :
Web :

About Company

Amanah Transportation is a Other located at Kebele-06 Jigjiga City, JGJIGA Kebele-06 Jigjiga City, Ethiopia.

SHIRKADA SOCDAALKA IYO ADEEGA EE AMANAHA OO BIXINAYSA DALABKA ALAABADA IYO RAACIDA TAGASIDA EE MAGALADA JIGJIGA. Qaybta Tagsiga • Dalbo taxi qiima jaban iyo tixraac leh. • Ku adeego werwer laaan amni iyo muran laaan. • Farxad iyo nabadqab ku gaadh goobtaad rabto. Qaybta Alaab Qaadista • Dalbo alaab kasta oo aad u bahantahay adigoo goobtaada jooga. • Tukaan kasta oo Jijiga ku yaala iyo alaabooyinka u hayo ayaad ka helaysaa appka dhexdiisa. • Waxaa kale oo aad samayn kartaa dalab ku gaar ah. • Dalabka la hubiyey, waxaa lagu heli doonaa 20 ilaa 45 daqiiqo gudahood. • Dalabkaaga marka la aqbalo, waxaad la soconaysaa heerarka uu marayo dalabkaagu,dirawalku meesha uu marayo(live gps) iyo xogtiisa oo dhamestiran ilaa alaabtaadu ku so gaadho.

Request for Company Deletion or Modification

2025 © BUMAPS - Business Maps


About  |  Privacy Policy  |  Blog  |  Contact